Tababar loo qabtay Guddiga qaban qaabada Dhismaha Gollaha Deegaanka Gaalkacyo (Sawirro)

Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug Waxaa tababar loogu Qabtay Gudiga qaban qaabada Dhismaha Golaha Deegaanka Degmada Gaalkacyo. Tababarkaan oo socon doona dhoor maalmoof   ayaa Gudiga qaban qaabada lagu siin doonaa  Casharo Ku Aadan Qaabka ugu Wanaagsan Ee loosoo Xulo Golaha Deegaanka iyada oo la Qancinayo Dhamaan Bulshada Qaybaheeda Kala Duwan. Hay, adaha kala ah CRD, … Continue reading Tababar loo qabtay Guddiga qaban qaabada Dhismaha Gollaha Deegaanka Gaalkacyo (Sawirro)